Waa kulan uu barnaamij xirfadlayaasha xisaabaadka ganacsiga ku soo bandhigayay wasiirkii hore ee Wasaaradda Waxb. iyo Tacliinta sare ee Puntland mudane Cali Xaaji Warsame,
Xaflad Caleema Saar Ah oo Heer Sare Ah.
Waxaa magaalada Gaalkacyo ka socota xaflad si heer sare ah loo agaasimay oo lagu caleema saarayo Ugaaska Guud ee Beelweynta β Ibrahim Cumar.
π Daahfurka Rasmiga ah ee HOTEL CADDUUN β Gaalkacyo π
Waxaan ku faraxsanahay inaan bulshada la wadaagno furitaanka Hotel Cadduun oo si rasmi ah looga daahfuray magaalada Gaalkacyo.
Hotel-ka waxaa hirgeliyay Crisaaq Cali Iniin, isagoo bulshada u soo kordhiyay adeeg casri ah oo tayo sare leh.